Skip to content
Hadith TranslationsHadith translations · ترجمة الأحاديث
Hadith · 4792 · SoomaaliSource ↗

Qofka la yimaada waxaan Diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa - Hadith Translation

Caa'isha Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inay tiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Qofka la yimaada waxaan Diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa". waa mutafaq. Muslimna wuxuu leeyahay: "Qofka sameeya camal aan Diinteena ku jirin waa lagu celinayaa".
Narrated by
Xadiis la isku waafaqay
Grade
Xadiis Saxiix ah

من أحدث في أمرنا هذا ما ليس فيه فهو رد

عَنْ عَائِشَةَ رضي الله عنها قَالَتْ: قَالَ رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم: «مَنْ أَحْدَثَ فِي أَمْرِنَا هَذَا مَا لَيْسَ فِيهِ فَهُوَ رَدٌّ» متفق عليه. ولمسلم: «مَنْ عَمِلَ عَمَلًا لَيْسَ عَلَيْهِ أَمْرُنَا فَهُوَ رَدٌّ».

متفق عليه · صحيح

النص العربي والتخريج وجميع الترجمات

Other languages