Skip to content
Hadith TranslationsHadith translations · ترجمة الأحاديث
Hadith · 6021 · SoomaaliSource ↗

Shuruuda ugu xaqnimo badan inaad oofisaan waa tii aad ku xalaashateen Farjiga - Hadith Translation

Cuqba Binu Caamir Allaha ka raali ahaadee waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Shuruuda ugu xaqnimo badan inaad oofisaan waa tii aad ku xalaashateen Farjiga".
Narrated by
Xadiis la isku waafaqay
Grade
Xadiis Saxiix ah

أحق الشروط أن توفوا به ما استحللتم به الفروج

عن عقبة بن عامر رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «أَحَقُّ الشُّرُوطِ أَنْ تُوفُوا بِهِ مَا اسْتَحْلَلْتُمْ بِهِ الْفُرُوجَ».

متفق عليه · صحيح

النص العربي والتخريج وجميع الترجمات

Other languages